Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Kana Soo Jeeda Gobalka Sool Oo Sheegay In Wada Hadalka Cali Khaliif Aanu Aheyn Mid Wakhtigan Loo Baahan Yahay
March 25, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamud Cali Baashe oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Kulmiye waxaa uu sheegay
in wada hadalka dawalda Somaliland la furtey maamulka Khaatumo aany aheyn mid wakhti xaadirkan munaasib ah oo loo baahan yahay isl markaana aan laheyn macno buuran oo siyaasadeed .
