berberatoday.com
“HADII WARSAME INDHOOLE SOO DHEGO-DHEGEEYEY SIILAANYO-NA WUU SOO INDHO INDHEEYEY”W/Q CABDILAAHI AADAN ABOKOR
March 26, 2017 - Written by Berbera Today

Maxay Wadaagaan Safarkii WARSAME INDHOOLE EE AFGOOYE IYO SAFARKA GOBOLKA SARAAR EE MADAXWEYNE SIILAANYO, Aan ku horayso Warsame indhoole Wuxuu Ahaa wasiirka iskaashatooyinka dawladii Afweyne Barre Mar Uu Soo booqday degmada afgooye ayaa weriye Cawke o o radio muqdisho ka waramayaa ku daray wasiirka iskaashatooyinka oo soo dhega-dhegeeyey (iayn wuu indho la’yahaye) xaalada iskaashatooyinka degmada afgooye Hadaba aynu Usoo noqono madaxweyne siilaanyo wuxuu safar ku yimi gobolada bari oo aynu ognahay xaalada adag ee ka jirta iyo duruufaha nololeed ee ku gadaaman bulshada gobolada bari oo ay naafaysay abaar ba’ani xoolihiina hore u dhinteen dadkuna u dhimanayaan haraad iyo gaajo balse bulshadani waxay dhaliil sanayeen doorka xukuumada ee gurmadka abaaraha waxaanay filayeen in madaxweyne Siiilaanyo booqashadiisani ay rajo gelin doonto dadweynaha goboladi bari waxaase la ogaaday in madaxweynu u socdo arimaha macdan gurashada ee loogu magac daray SHIDAAL BAADHISTA, Halkaana waxaa ku gudhay rajadii gurmad ee ay bulshadu ka filaysay madaxweyne siilaanyo booqashadiisani waxba kama duwana tii warsame Indhoole ee afgooye, hadii warsame soo dhegadhegeeyey Siilaanyo-na wuu soo Indho indheeyey. CIDINA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA allaa mahad leh cabdilaahi aadan Maxay Wadaagaan Safarkii WARSAME INDHOOLE EE AFGOOYE IYO SAFARKA GOBOLKA SARAAR EE MADAXWEYNE SIILAANYO, Aan ku horayso Warsame indhoole Wuxuu Ahaa wasiirka iskaashatooyinka dawladii Afweyne Barre Mar Uu Soo booqday degmada afgooye ayaa weriye Cawke o o radio muqdisho ka waramayaa ku daray wasiirka iskaashatooyinka oo soo dhega-dhegeeyey (iayn wuu indho la’yahaye) xaalada iskaashatooyinka degmada afgooye Hadaba aynu Usoo noqono madaxweyne siilaanyo wuxuu safar ku yimi gobolada bari oo aynu ognahay xaalada adag ee ka jirta iyo duruufaha nololeed ee ku gadaaman bulshada gobolada bari oo ay naafaysay abaar ba’ani xoolihiina hore u dhinteen dadkuna u dhimanayaan haraad iyo gaajo balse bulshadani waxay dhaliil sanayeen doorka xukuumada ee gurmadka abaaraha waxaanay filayeen in madaxweyne Siiilaanyo booqashadiisani ay rajo gelin doonto dadweynaha goboladi bari waxaase la ogaaday in madaxweynu u socdo arimaha macdan gurashada ee loogu magac daray SHIDAAL BAADHISTA, Halkaana waxaa ku gudhay rajadii gurmad ee ay bulshadu ka filaysay madaxweyne siilaanyo booqashadiisani waxba kama duwana tii warsame Indhoole ee afgooye, hadii warsame soo dhegadhegeeyey Siilaanyo-na wuu soo Indho indheeyey. Waxaynu’se Dhowraynaa wuxuu ka taro abaarta mar haduu burco ku sugan yahay CIDINA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA

 

 

Allaa Mahad leh Cabdilaahi Aadan Abokor

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews