berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Hiirtii Safar Ku Dhaafey Magaalada Burco Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo
March 26, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo oo labadii maalood ee ugu danbeeyey ku sugnaa xarunta gobalka Saaxil ee Berbera ayaa saaka halkaas ka jarmaadey una anba baxay dhinacaas iyo magaalada Burco

No automatic alt text available.

 Madaxweyne Siilanyo ayaa markii uu saaka gaadhey magaalada Burco ayaa aan ku hakan magaalada isla markaana safar aan istaag leh ku dhuufay

 

Madaxweynaha ayaa uu waxaa uu u kicitmey deeganka loo yaqaano Ina Af Madoobe  oo u dhaxeeya Burco iyo magaalada Caynaba waxaana uu halkaas  xadhiga kaga soo jari doono mashruuc shidaal baadhis ah

Sidoo kale madaxweynaha ayaa marka uu xadhig ka jaristaas soo sameeyo waxaa uu dib ugu soo noqon doona magaalada Burco oo uu kaga qeyb galaayo xaflad lagu daah furaayo arintan shidaal baadhista

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews