Maxaad Ka Ogtahay Cida Ay Yihiin Labada Nin Ee Mootooyinka Ku Hogaamiya Madaxweynaha Somaliland Xiliyada Uu Safarka Ubaxayo Ama Kasoo Laabto. Waa Ayo Se Wax ka Ogow?W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
March 26, 2017 - Written by Berbera Today
Sir Culus Oo Aan Daaha Ka Faydayo.

Waa Ayo Labada Nin Ee Mootooyinka Ku Horkacaya Madaxwaynaa Somaliland
Halkay Kasoo Jeedaan ? Yaa Garanaaya Magacyadooda Oo Sadexan?
Deegaankeebay U Dhasheen?Ragaa Aan Kor Kusoo Xusay Mid Kamida Waxaan Aqaanay Mudo Sadex Bilooda
Waxa Uu Magaciisa iigu Sheegay .Maxamed Lakiin Wax U Raaca Ma Aqaan .Wuxuu Ka Yimi London
Dhalla Shadiisu Waa Muwaled .Ay Iska Dhaleen Carab Iyo Somali . Sida Uu Sheegto Isagu
Waxa Uu Ku Koray Muqdisho Luuqadiisu Waa reer Xamar Asal ah
Waa Nin Afmiinshaara Oo Fahmay Dadka Kunool Somaliland
Waxa Uu Ka Shaqayn Jiray Markii Aanu Is Baranay Hanna Restaurant
Halkaas Oo Uu Mudo Bill Ah Ku Sugnaa
Markaa Wuxuu Haystey Kaadh ID Ah Oo Uu Ka Samaystay Wasaarada Arimaa Gudaa
Waxa Uu Magaalada Ku Bartay Dad Ka Shaqeeya Madaxtooyada Somaliland Waxa Uu. U Sheegay. Inuu Yahay
Makaanik Mootooyinka Ah
Wuxuu Wadoba. Waxa Uu Si Dhib Yar Ku Galay Aqalka Madaxtooyada . Waxaanu Halkaa Ka Bilaabay Shaqadii Uu Sheegtay
Mudo 2 Bilooda Markuu Joogay Madaxtooyada Makaanig mootooyinka Ahna Uu Ku Shaqaynaayey Ayaa Waxaa Soo Dhawaaday Imaatinkii Madaxweynaa
Waxa Uuna Dalbaday Qofkale Oo Mootada Labaad Kaxeeya . Waxa Uu Suuqa Uga Yeedhay Nin Ay Saaxiib Yihiin Oo Reer Xamara Sidii Ayuu Saxkii Ugu Yimi Oo Ay Labadii Mooto Ku Kaxeeyeen Kuna Soo Hor Galleen Madaxweynaa
Isku Soo Wadda Duuboo Labadaa Nin Ee Madaxweynaa Hor Socda Cid Garanaysa Halka Ay Kasoo Jeedaan .Iyo Magacooda Rasmigaa Iyo Ciday Ku Xidhan Yimiin Cid Ogi Ma Jirto
Marka Laleeyahay Wadankan Ilaahay Baa Ilaashanaya Waa Run Oo Ilaahay Baa Ilaashanaya .Lakn Macnaa Ku Hoos Jira