berberatoday.com
Daawo Sawirada Kulan Xildhibaan C/raxman Jiimi Qabtey Oo Abaaraha Lagaga Qeyb Qaadanyo Oo Degmada ESpoo Ka Dhacey
March 27, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Espoo(Berberatoday.com)- Kulan Aad ubalaadhan oo xildhibaan C/raxamn jiimi u qabtey sidii loo caawin lahaa dadka soomalida ee abaaruhu heleen ayaa ka dhacey degmada espoo , gaar ahaan hoolka shirar guriga magaalada espoo looga taliyo .

Kulanka oo dadweynaha espoo badidoodu ka soo qeyb galeen ayaa waxaa aad uga dhex muuqdey haweenka iyo dhalinyarada degmada espoo ee wadanka finland

kulankan oo lacag aad ufaro badan lagaga yaboohey ayaa waxa qaadhaanka ururintiisa iyo wacyigaba jiraba halkaaasi kala hadlay dadweynaha espoo ee ka soo qeyb galay , madaxda  ururka soomali liito iyo  duqey waxgarad kakala socdey dagmooyinka Helsinki iyo Vaanta.

gabgabadii waxaa halkaasi ka hadley xildhibaan jiimi oo hadal aad udheer oo ku saabsan dagmada espoo ee uu ku jiro xildhibaanadeeda iyo waxyaalaha uu rajeynayo hadii la doorto halkaasi ka soo jeediyey isagoo ku dheeraadey in sanadkan uu soomaalida espoo utaagan yahay iney doortaan , rajeynayana in codka

lawada siin doono inshaalaah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews