Xildhibaan Katirsan Xubnaha Golaha Deeganka Degmada Burco Oo Hambalyo Waxqabad Usoo Diray Mayarka Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)
March 27, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa hambalyo la xidhiidha waxqabad usoo diray Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xassan(Cidin)isaga oo Xildhibaanka reer Burco ku tilmaamay Mayarka Degmada Berbera horyaalka Mayaarada Dalka Somaliland isaga oo ku qiimeeyay Waxqabadka dhinac walba leh ee uu ka hirgaliyay Magaalada Berbera isaga oo ku majeertay dhismaha Jidadka Laamiyada ah ee quruxda badan dhismaha Xarunta Rugta kubta Berbera ee akhriska iyo isku xidhka Bulshada iyo Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo uu tilmaamay xildhibaanka reer Burco inuu isku xidhkooda ka shaqeeyay iyo Waliba Khilaaf la,aanta ay kuwada shaqeeyaan golaha Deeganka Degmada Berbera. iyo sidoo kale sida hagar la,aanta ah ee uu bulshadiisa wax ugu qabanayo.