|
berberatoday.com
Afkaaga Oo Aad Ka Faantaa Waa Gunnimo. W/Q Ahmed Muse Ismail
March 28, 2017 - Written by Berbera TodayAfkaaga oo aad ka faantaa waa gunnimo. Qof kastaa waxa uu fekeraa ama uu fagaare kaga hadlaa inta eray ee afkiisa uga keydsan. Af Soomaaligu waa luqadaha ugu hodansan afafka lagu hadlo, eraygiisa ayaa u baahan in aynu hawl gelino oo adegsano. Afafka qalaad baa ina geyaysiiyey in aan xoorno oo uu inaga tasoobo, waxaana lumay haybaddii uu bulshada ku dhex lahaa. Tus: labadan erey hadii qof qalaad loo qoro way ku adkaanaysaa in uu kala sooco: #miyi iyo #miyi. Waa laba eray oo kala macne fog, oo kala dhawaaq ah,se qoraalkoodu isu eg yahay. “Maxaad midhaha ugu miyi, u buuxi sacabada”. Waa hawraar erayga miyi ee ku jiraa uu sheegayo; xaddi, tiro ama faro. “Goormay degmada noo miyeen daw gal baa jira’e”. Qamaam bulxan.
W/Q Ahmed Muse Ismail COMMENTS
|
||||
|
|
|||||