berberatoday.com
(ISLAAN BAA LAGA HAYAA=ILAMA AHA AAKHIRO DAD BAA KU NOOL.) W/Q ABDIKARIIN RAAS
March 28, 2017 - Written by Berbera Today

(ISLAAN BAA LAGA HAYAA=ILAMA AHA
AAKHIRO DAD BAA KU NOOL.)
UMADA TAMAR AY DOOXYADAA
BOONDO AMA BIRIISH YAR OO
HALISTA JOOGTADA AH LAGAGA
SAMATO BOXO DHISAN KARI WAYDAY
AYAA U BU ‘AYSA INAY BATROOL QODATO.
RUNTA SIDA LOOGA MEERSYSANAYO.
(GABGABTA IYO ISWAALKA HADBA..MEEL
AAN KOLA HAABKA MARKAS LAHU HAYNIN
ISU DABA BAQOOLKU) WAX SOCONAYA MA
AHAN..ODAYAAL…EE RIWAAYADA BEENTA AH
UMADA AAD BADOWSANAYSAAN KA DAAYA.
CIDI IDIIN GALIMAYSO..RIWAAYADAN AAD
BARIGA GAYSEENI..MARWALOO RAXMADA
ALLAH TIMAADABA.BIYAHAASI WAY INA
DHAAFAYAAN..DADKUNA WUU KU DHIMA
NAYAA..DOOXYADAA…CID WAXKA QABATA
LAMA ARKO..XUKUUMADUNA ..INTAY
BOQOLAAL KUN SAFAR UGU BAXASAAN
AYAY..QOWDA MAQASHIIYAAN UMAD..
RAJO KU NOOL AH…MAXAAN NACAY TAN.

MA TOBAN SANADOODBAA ..DOOXYADAA
LAGA BADBAADIN WAAYAY DADKA SAFRAYA.
EE UU DOOXO QAADAYO..
MA BIYAHAASAYNU JOOJISAN KARI LA’NAHAY
AY NU U BASHANAY MARKA ALLAH INA SIIYO.
SHEEKO.

BADROOL QODIS..?
BUUNDO L’AAN?

ALLAH HA U NAXARIISYO HABLIHII
MUWAADINIINTA AHAA EE KU DHINTAY
HAGRASHADA..IYO HALISTA DOOXYADA
AAMIN.WAANKA XUMAHAY RUNTII.*****

AASI OG..MAYDKEEDA MAALIN WALBA
HA AASATO..MAXAA LAGU BARTAY
UMADAY.

BYDAREENJIITE

Image may contain: one or more people, outdoor, nature and water
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and suit
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews