berberatoday.com
Mishiin Sheegi Lahaa Baabuurta Aan Cashuurneyn Oo Wasiir Samsam Dhigtay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargeysa Oo Fashilmay Iyo Waxa Fashiliyey .
March 28, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa waxaa ay dhawaan labada kaantarool ee laga soo galo lagana baxo caasimada Somaliland dhigtey Mishiino casri ah .

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Mishiinadaas oo baabuurta aan cashuurneen iyo kuwa cashuuran kala sheegaya ayaa waxaa muddo yar ka dib fashilmay mid ka mid ah mishiinadaas kaas oo ah kii la dhigay Kantaroolka galbeed ee magaalada Hargeysa

 

Sida ay shabakada Ilaysnews.com ku heshay warkan waxaa ku dhacay meshiinkaas dhawaac sabab u noqdey in uu fadhiisto ka dib markii sida la sheegay uu jiidhey sarkaal ka tirsan ciidamada Somaliland .

Gabi ahaanba ma shaqeeyo mishiinkaasi , waxaana la sheegay in wasiir Samsam aad uga cadhootey arintaasi isla markaana ciidankii uu ka tirsanaa sarkaalani cabasho u gudbisay si wax looga qabto

Mishiinadan oo la sheegay in lacag qaali ah la soo siyey ayaa la filayaa in qeybta ka xumaatey mishiinkan dhawaan dibada loo doono

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews