Waa Ayo Reerka Intaasoo Xil Haystaa Oo Digreeto Madaxweyne Ku Magacaabani W/Q Fanaan Maxamud Xuseen Hawlwed
March 28, 2017 - Written by Berbera Today
Waa Ayo Reerka Intaasoo Xil Haystaa
Oo Digreeto Madaxweyne Ku Magacaabani
Gudoomiyaha Maxkamada Sarre
Taliyaha Guud ee Ciidanka Milatariga
Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada
Wasiirka wasarada Maliyada
Wasiirka Wasarada Cadaalada
Wasiirka Wasarada Beeraha
Wasiirka Wasarada Ganacsiga
Wasiirka Wasarada Warshadaha
Wasir dowlaha Arimaha Gudaha
Wasir ku xigeenka Maaliyada
Wasir ku xigeenka wasaarada xanaanada xoolaha
Afayeenka madax tooyada
Garyaqaanka guud ee qaranka
Guddoomiyaha hay’adda ka-hor-tagga aafooyinka
Gudoomiyaha Komishanka Maamul wanaaga
Gudoomiyaha Hayada Miino sarka qaranka (NDA)
Xoghayaha fulinta ee guddiga La dagaalanka HIV/Aids
Guddoomiyaha guddiga xuquuqal-insaanka
Gudoomiyaha ururka haweenka qaranka
Maareeyaha dekada berbera
Maareeyaha TV-ga Qaranka
Maareeyaha Wakalada Biyaha Hargaysa
Gudomiyaha Hay’ada Diwaanka Sakada
Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka (FCA)
Agaasimaha Xafiiska Samo falka
Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta
Agaasimaha Wasaarada Gaashandhiga
Agaasimaha Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta
Agaasimaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta
Agaasimaha Wasaarada Madaxtooyada
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasarada Waxbarashada iyo Taclinta Sare
Agaasimaha Guud ee Wasarada Arimaha Bulshada (hada way banaantay)
Agaasimaha Guud ee Bankiga
Gudoomiye ku xigeenka Bankiga
Gudomiyaha Guddiga Mihnadlayasha Caafimaadka ee Qaranka
Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Booliska
Gudoomiyaha Golaha Sarre ee Jamacada Hargaysa.
Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera
Gudoomiyaha Haayada Bisha Cas.
Madaxweyne Siilaanyo Codkii Aysiiyee
Beesha Habar Awal Wuxuu Abaal Uga Dhigay Intaas Oo Xill
Hadaba Gud. Muuse Biixi Haduu Tallada Wadanka Ku Guulaysto.Diyaar Maw Yahay Inuu Intaas Oo Xil Siin Doono Beesha Bariga Burco ? Suaasha Degaankaasi Is Waydiinayaa Waa Taaa