Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jawaab Aan Cadayn Ka Bixiyey Xubno Looga Shakiyey In Ay Yihiin Kuwa Bini Aadam Oo Hargeysa Lagu Qabtay
March 29, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jawaab Aan Cadayn Ka Bixiyey Xubno Looga Shakiyey In Ay Yihiin Kuwa Bini Aadam Oo Hargeysa Lagu Qabtay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Waxa Lagu Sheegay Inay Yihiin Kelyo Iyo Beerar Dad Bila,aadam Ee Hargaysa Shalay Lagu Qabtay Ee Taliyuhu Beeninayo