Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Xukumada Ku Dhaliilay Qaabka Ay Uwado Dabar Goynta Bacda Madaw Ee Beersoosha Ah Ee Gaadiidka Muraayadohooda Laga Jarjaray Iyaga Oo Ku Baaqay In Dekeda Ay Beersooshu Kasoo Galayso Dalka Laga Joojiyo Hadii Talaabadani Dhab Tahay
March 31, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Xukumada Ku Dhaliilay Bacda Beersoosha Ah Ee Gaadiidka Muraayadohooda Laga Jarjaray Iyaga Oo Ku Baaqay In Dekeda Ay Beersoosho Kasoo Dagayo Laga Joojiyo Hadii Talaabadani Dhab Tahay,
Waxaanay Bulshada reer Berbera talaabadan gaadiidka oo kaliya lagu bartilmaamdeesanayo ku tilmaameen mid kor ukac dhaqaale loogu samaynayo Ganacsatada Bacdan Beersoosha dalkja soo galiya ee Dekeda Berbera kasoo roga maadama oo aanay xukumada iyo Ciidamadeeda amaanku talada ku darsanin in Bacda Madaw ee Beersoosha Laga joojiyo Halka ay dalka kasoo gasho oo Dekeda Berbera ah oo lacag badan oo cashuurana Dawladu ka qaado ganacsatada ka ganacsata ee dalka keenta.