Daawo Muuqalka”Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Hanjabaado Culus Hawda U Marisay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madax Dhaqameedka
March 31, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa ay hanjabaado culus hawda u marisay xisbiyada mucaaridka iyo madax dhaqameedka dalka .

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Jamaac Cabdilaahi Biin oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in xisbiga yidhaahda waxaas lama qaban karo ay talaabo xukuumadu ka qaadi doonto