Dawlada Ingiriiska Oo Baadhaysa In Qaadhaanka Ay Somaliland Siiyaan Shacabka La Gaadhsiiyo Iyo In Madaxtooyadu Dhexda U Fadhiisato
April 1, 2017 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay baadhis ku samayn doonto in mucaawinooyinka laga ururiyo dalka Ingiriisku si rasmi ah u gaadhaan bulshada Somaliland iyo inay ku dhacaan gacmo kale. Mawduucan ayaa lagaga hadlay fadhigii baarlamaanka Ingiriiska ee toddobaadkan.
