berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Raxan Ey Gaajaysan Ah Oo Wiil Yar Ku Cunay Agagaarka Dekeda Berbera
April 1, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wiil Yar oo Dadiisa Lagu Qiyaasay 14 jir ayaa waxa goordhaweyd Raxan Ey Gaajaysani ku cuneen agagaarka Dekeda Berbera gaar ahaaan meesha loo yaqaano laba badooda sida ay shabakada Wararka Berberatoday.com uxaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Ilmahan yar oo la sheegay inuu kamid yahay Caruurta reer Berbera ayaa waxa sawiro aanu helay oo laga qaaday isaga oo yaala goobtii Eydu ku weerartay ay muujinayaan inay Eydaasi si xun uga cuneen Wajiga iyo Cagaha ilaa Caloosha iyada oo meelaha ugu daran yihiin Madax iyo Wajiga oo ay aad uga googoosteen.

Ilmahan yar oo goordhaweyd laga Qaaday Goobta Eydu Ku Cuntay ayaa loola cararay Cisbataalka Guud Ee Berbera isaga oo naftu kujirto oo rafanaya hase yeeshee aan waxba ku noolayn laga dayrinayo noloshiisa marka la eego dhaawacyada ku yaala.

 

Goobtan Wiilkan Yar Eydu Ku Cuntay ayaa ah goob oo dhinacna Badu ka xigto dhinacna Taar Laamiga Dekeda Taga ku xidhanyahay Halka dhinac kalena uu ka xigo gidaar ama Dayr Weyn oo hada ay shirkada DP World dhisayso.

Dad goob jooga oo aan wareysanay aya noo sheegay inay waayeen goob ay umaraan markii wiilka yar Eydu cunaysay maadama oo dhinac walba ay goobta Mamulka Dekeda kaga xidheen Dayrar Iyo Taar halka dhinac kale Badu ka xigtay.

Dad ku sugan Cisbataal oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo sheegay in Qalka Qaliinka Si dag dag ah loola galay Wiilkaas yar ee Eydu Cuntay ilaa hadana lagula Jiro Inkasta oo xaaladiisa laga dayriyay,

 

 

Wixii kasoo kordha kala Soco Wararkayga Danbe

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews