Daawo Muuqalka”Cabdicasiis Samaale Oo Faalo Dheer Ka Bixiyay Dhibaatada Ay Leedahay In Bulshada Cod La Weydiistaa Iyo Hogo Tusaalayn Uu Muuse Biixi Siiyay+Qaabka Uu Ololaha Xisbiga Kulmiye Uga Qeyb Gali Doono
April 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa si adag uga hadlay xaaladda tartanka doorashada jagada Madaxweynaha ee Somaliland iyo kaalinta uu ka qaadan doono iyo waliba arrimo kale oo xiiso badan.
Cabdicasiis Samaale oo arrimahaasi ka hadlayana daawo.
https://youtu.be/Fz6yShUmQUw?t=201
Berberatoday.com