berberatoday.com
“Sheekadii Faysal Cali Waraabe, MEESHAAN MARAYAY WAAN KU LEEXDAY UUN. Waxad moodaa in uu caruur u sheekaynayo waxan ognahay in uu ninkani faysal qayb ka yahay Maafiyadda Baashe Moorgan la shaqaysata”. Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe
April 2, 2017 - Written by Berbera Today

“Sheekadii Faysal Cali Waraabe, MEESHAAN MARAYAY WAAN KU LEEXDAY UUN. Waxad moodaa in uu caruur u sheekaynayo waxan ognahay in uu ninkani faysal qayb ka yahay Maafiyadda Baashe Moorgan la shaqaysata”. Siyaasi Cabdiqaadir CukaasheCantarabaqashtan Faysal Cali Waraabe ayaa waxay isoo xasuusisay nin la oran jiray Xaaji MUUDEY oo ku noolaa Magaaladda Kismaayo ee Soomaaliya oo aan aniguna waqtigaa joogay. Xaaji MUDEY wuxu ahaa nin weyn oo odey ah illaa da aada 60 jir. Odaygu xanuun buu lahaa. Xanuunkiisuna wuxu ahaa oo qudha in fiidka marka gabalku dhaco uu daba galo Dhalinyaradda Haasaaweysa. Ka dibna dhalinyaradda badankoodu xaaji Muudey waa yaqaaneenoo waxay oran jireen Adeer naga qalee dee maxa nakaa daba dhigay. Markaa xaaji Mudey wuxu dhalinyada ku oran jiray marka ay ku yidhaahdaan Adeer maxa nakaa daba dhigay. Ayuu yidhaahdaa Adeer MEESHA UUN BAAN MARAYAY.

Faysal Cali Waraabe ayaan maalin dhawayd dhagaystay isagoo ka yimi Imaaraadka Dubai. Kana soo qayb galay Saxeexii Dekeda Berbera DP World. qudbad uu u jeedinayay Taageerayaashiisa UK London. Qudbadiisii buu ku leeyahay anigu waftigii Wasiiradda kamaan mid ahayn ee MEESHA UUN BAAN MARAYAY oo waan ka kulmay kadibna waan ku yar leexday uun.

 

Hadana Maanta 31/032017 oo uu Hargeysa ka dagay ayuu hadalkii uu warbaahinta siinayay Airport Hargeysa ee Egal Intertional waxa ka mid ahaa. Waxan ka soo qayb galay Saxeexii Saldhigii Base Military ee Berbera Lakiin anigu waftiga Dowladda lamaan socon ee MEESHA UUN BAAN MARAYAY waan ku leexday uun.Su,aashu waxay tahay maxaa Faysal Cali Waraabe iyo xaqul qalinka kulan siiya. Waxad moodaa in uu caruur u sheekaynayo waxan ognahay in uu ninkani faysal qayb ka yahay Maafiyadda Baashe Moorgan la shaqaysata. Si loo yidhaahdo UCID waa ogoshahay. Xaaji Muudey xanuun hayay ayuu inoogu asturay MEESHAN MARAYAY. halka Faysal Cali Waraabe na xanuun Hunguri oo haya uu doonayo in uu noogu asturo MEESHAN MARAYAY WAAN KU LEEXDAY UUN WAFTIGA XAQULQALINKA DOWLADA SIILAANYO Markay wariyaasha Somaliland ku yidhaahdaan war Hogaamiye Mucaarad baa tahay maxa Madaxtooyadda ku dhexdhigay ayuu yidhaahdaa. Dowladda Arrimaha Qaranka ayaan kala shaqeeya. Isagu waa Faysal Cali Waraabe Far Hunguri oo dhan buu u yaqaan arrin Qaran. CAJIIB

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews