berberatoday.com
Waxaan U Sheegayaa Umada Reer Somaliland Inaan Lay Xidhin Ee Aan Xoriyadayda Haysto W/Q Fanaan Maxamud Xuseen Halwed
April 2, 2017 - Written by Berbera Today

Waxaan U Sheegayaa Umada Reer Somaliland Inaan Lay Xidhin Ee Aan Xoriyadayda Haysto
Odhan Maayo Layma Xidhi Karo Oo Hadii Aan Denbi Dalka Ka Gallo Sharciga Kama Weyni

Lkn Nin Xaaji Axmed La Odhan Jiray Oo Umadu Qirtay Inuu Nin Wanaagsan Ahaa
Oo Umadu Ka Amaan Hesho
Oo Deeq Lahaa Oo Ehelu Cibaado Ahaa
Oo Umadiisa U Gargaari Jiray
Ayaa Jifidii Uu Ka Dhashay Waxay Isweydiiyeen Tolow Xaajigu Denbi
Maleeyahay waa Lays Waydiiyey

Qofwalba Wuxuu Qiray In Aanu Xaajigu Denbi Lahay
Nin Jifidiisii Ama Reerkuu Ahaa Ka Mid Ahaa Ayaa Farta Taagay .Oo Yidhi Waan Idinla Qaatay Inaan Xaajigu Denbi Lahayn
Lakiin Xaajigu. Biyo Dhaamiskii Dhawaa
Xaajigu Gaadhigiisii Wuxuu Saaray Booyad Ka Weyn Gaadhiga Ama Ka Culus Gaadhigaa. Hadaan Intaa Denbi Looga Dhigayn Xaajigu Denbi Maleh

Waxaan Uga Socdaa Anigu Denbi Kama Gelin . Dalka. Hadaan Denbi Layga Dhigayn Dhaliisha Xaqiiqda Ah Ee Aan Ka Hadlo Ama Aan Soo Qoro

Waxaan Halkan Uga Mahad Celinayaa
Fanaaniinta . Saxaafada . Taageerayaashayda Asxaabtayda Famliygayga Ku Kalla Sugan Dal Iyo Debedba . Ee Ilaa Xallay Ilaa Maanta Aan mar Qudha Iga Dhigin Foonka
Ee Rumaystay Wararka Been Abuurkaa Ee Ay Faafiyeen Laba Nin Oo Midna Sucuudiga Joogo Midna Finland

Kuwaasina iyagaa sheegi Sababta Ku Keliftay

Laakiin Waxaan Xalay Ilaa Maanta Ogaaday Inaan Dawlada Maanta Jirta Ka Taageeto Badnahay

Umada iga Damqatay Ee Ilaa Maanta Ilaa Caawa Hubinaysey Xaallada Aan Ku Jiro
Dhamaantiin Guul Iyo Farxad Baan Idiin Rajeynayaaa

 

W/Q Fanaan Maxamud Xuseen Halwed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews