Markab Hindiya Laga Leeyahay Oo Xeebaha Somaliya Lagu Qafaashay
April 4, 2017 - Written by Berbera Today
Bosaso(Berberatoday.com)-Budhcad badeed ayaa Markab xamuul ah oo Hindiya laga leeyahay ka afduubtay xeebta Soomaaliya sida uu xaqiijiyay maamulka Puntland.
Wasiir ku xigeenka arrimaha dekadaha ee maamul goboleedka Puntland Maxammuud Gabax ayaa BBC-da u xaqiijiyay in afduubkaasi uu dhacay.
