“Habar Jeclo Hanjabaada Subeer Awal Oo Dhami Mid Wax Yeeleysa Ma Aha , Hargeysana Maanta Habar Jeclo Ayaa Iska Leh”Ugaaska Beelaha Bariga Burco”Daawo Muuqaal
April 6, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Ugaaska guud ee beelaha Haber Jeclo ayaa waxaa uu si adag uga gil gishey hadalo xanaf lahaa oo ka soo yeedhay boqor bad madow oo sheegtey in uu ku hadalaayo afka boqorka beesha Suber Awal
Ugaas Isaxaaq Aadan Jaamac ayaa waxaa uu sheegay in hanjabada Boqor Badow uu u diray beesha Habar Jeclo aanay aheyn mid wax yeelaysa , xataa hadii Suber Awal oo dhami u soo hanjabo