berberatoday.com
Xildhibaanada Baarlamaanka Dawlada Xamar Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Saldhiga Military Ee Imaraadku Ka Dhisanaayo Berbera
April 6, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen xildhibaanada baarlamaanka dalka Somaliya ayaa waxaa xildhibaanada aqalkaasi loo qeybiyey mooshin ka dhan ah saldhiga Military ee dawlada imaraadka laga siiyey magaalada Berbera .

Image result for baarlamaanka soomaaliya 2017

 

 

Mooshinkan ayaa sida shabakada Ilaysnews.com loo xaqiijiyey waxaa ku saxeexnaa 20 xildhibaan isla markaana waxaa ay xildhibaanadu sheegen in heshiiskaasi yahay mid dhaawacaya qaran nimada dalkii la isku odhan jiray Somaliya .

 

Sidoo kale mooshinka oo ka koobnaa 4 Qodob ayaa waxaa lagu sheegay in heshiiskaasi khilaafsan yahay sharciyada caalamiga ah isla markaana waxaa ay xildhibaanadu xukuumada Somaliya ka codsadeen in ay arintaasi mawqif cad ka istaagto .

Markii mooshinkaas laga hor akhriyey xildhibaanada ayaa waxaa gudoomiyaha goluhu xildhibaanada ku war galiyey in ka doodida mooshinkaas dib loo dhigay isla markaana kulamada soo socda lagaga doodi doono

 

 

 

 

Xigasho Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews