“Adeer Anagu Rag La Boobi Karo Maalinta Doorashada Ma Nihin , Cidna Ka Baqan Meyno”Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan”Daawo Muuqal
April 7, 2017 - Written by Berbera Today
Sweden(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Xassan
ayaa waxa uu ka hadley hadalada sheegaya in xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ay boobi doonan codadka doorashada .
Hogaamiyaha oo ka hadlaayey munaasibad jaaliyada dalka Sweden u qabateen masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in aanay aheyn rag la boobi karaayo cid ay ka baqanayaana aanay jirin