“Afarta Nin Ee Isku Reerka Ah Ee Madaxweyne Siilanyo, Saleebaan Gaal Iyo Maxamuud Beenaale Kamidka Yihiin Waxay Gobolka Saaxil Kawadaan Laga Yeeli Maayo, Afar Nin Oo Isku Reer Ahi Inay Reer Berbera Shaadh Dawladeed Ku Boobaan”Jiif Caaqil Maxamud Siciid Muuse”Daawo Muuqal
April 7, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-“Afarta Nin Ee Isku Reerka Ah Ee Madaxweyne Siilanyo, Saleebaan Gaal Iyo Maxamuud Beenaale Kamidka Yihiin Waxay Gobolka Saaxil Kawadaan Laga Yeeli Maayo, Afar Nin Oo Isku Reer Ahi Inay Reer Berbera Dawlada Shaadh Dawladeed Ku Boobaan Iyaga Oo Ciil Qabayaal Ah Walaahi Inaan La Daawanayn Ee Waa Layska Celinayaa Oo Xanuunkeeda Ayay Rag Badani Dhadhamin Doonaan”Jiif Caaqil Maxamud Siciid Muuse Oo Fariintii Ugu Adkayd Udiray Xukumada Madaxweyne Siilanyo