Maxay Is Dhaamaan Xeebta Liido Ee Xamar Iyo Xeebta Berbera W/Q Fanaan Maxamud Xuseen Halwed
April 7, 2017 - Written by Berbera Today
Maanta Indhahaa Isoo Baxay Yaab Awgii
Waa Markii Iigu Horeysey Ee Aan Xeebta Berbera Ku beegmay Maalin JIMCE Ah Xeebta Berbera Waxaan Ku Beegmi Jiray
Maalin maalmaha Kalle Oon Ahay Khamiis Ama JIMCE
Maanta 12:00 duhurnimo Waxaanu Ka Qadayney Hoteel Berbera Ah Aniga Iyo Laba Wiil Oon Abti U Ahay 1:00 duhurnimo Waxaanu U Dhaqaanay Dhinaca Xeebta Ama Bada
Markii Aanu Ilaa 2 Saacadood Ku Jiray Badii Ayaa Waxaa Yimi Raxan Gawaadhi Ah .
Gawaadhida Intoooda Badan Waxaa kasoo Degayey Dumar Ka Kalla Yimi Burco Hargeysa Iyo Berbera Gudaheeda
Waxaa Iga Yaabiyey Raga Iyo Dumarku Makalla Soocna Isku Meel Baa Lagu Dabaalanayaa
Waad Garan kartaa Qof Dumara Oo Bada Soo Gashay Dharkay Doonto Ha Xidhnaatee Sawirka Kuu Muuqan Kara Markay Biyaa Dhex Gasho
Waxaan Ugu Baaqayaa Dawlada Hoose Ee Berbera Ama Ama Waxgaradka Magaaladaa In Lakala Habeeyo
Raga Iyo Dumarka Isku Dhex Dabaalanaya Maalmaa Khamiista Ama Jimcaa
Oo Xitaa Waxa Ugu Yar Ee La Qabankaraa Ay Tahay .TAAR Lagu Kalla Xidho Dhina Dumarka Iyo Dhinaca Raga
Oo Hadii Aynu Dad Diin iyo Dhaqan Leh Nahay Arintaa Wax HaLaga Qabto