Xukuumada Somaliland Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Xabsiga Utaxaabay Boqor Axmed Badmadow Iyo Goobta Lagu Xidhay+Sababta Xabsiga Loogu Taxaabey
April 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd xabsiga dhigeen Boqor Axmed Badmadow oo sheegtey in uu ka mid yahay madax dhaqameedka beesha waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeysa gaar ahaan in uu yahay boqorkooda Guud .
Ciidamada booliska ayaa waxaa ay ku soo xidheen muwaadinka xarunta danbi baadhista ee Somaliland