berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Mudada La Xukumey
April 8, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku

ridey Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudooyinkii ugu danbeyey xabsiga Hargeysa Ku jiray .

 Maxkamada ayaa waxaa ay Cabdimaalik ku xukuntey laba Sanno oo xadhig ah oo aan laheyn wax ganaax ah .

 

Balse qareenadii u doodaayey ayaa sheegay in xukunkaasi uu yahay mid la siyaasadeeyey isla markaana ay anbiil ka qaadan doonan.

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo waaydan danbe Muxubo iyo kalgacayl waaliya uqaaday Dalka Somaliya iyo dawladiisa xamar ayaa waxa lagu eedeeyay oo lagu helay inuu ku kacay falal ka baxsan Mihnada suxufinimad ee uu hore ugu shaqayn jiray isaga oo olole dhinaca siyaasada ah oo Taageero uu ugu muujinayo Madaxweynaha dawlada xamar ka sameeyay Magaalada Muqdisho lana hayo muuqaaladii laga duubay oo Baraha Bulshada ay kujiraan Iyo Waliba isaga oo warbaahinta laga daalacday isaga oo ku tiraabaya inuu magaalada Burco ee uu daganyahay uga yimi sidii uu utaageeri lahaa madaxaweynaha hada la doortay ee Maxamed Cabdillahi Farmaajo sidoo kale waxa uu warbaahiunta kayidhi oo laga duubay inuu jecelyahay Midnimada Somaliya wax gooni isutaga layidhaana aanu aaminsanayn isaga oo qaranka Somalilandna meel kaga dhacay gooni isutaagiisa.

 

Warar kaloo xogogaal ah oo warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha dawlada Xamar Maxamed Cabdillahi Farmaajo uu dawlada Somaliland  Xidhiidh kala soo sameyay Sidii loo sii dayn lahaa Cabdimaalik Muuse Coldoon hase yeeshee lagu gacan saydhay oo Codsigii uu soo diray laga diiday.

Sidoo kalena waxaa uu Madaxweynaha dawlada Xamar Xidhiidh joogta ah  mudadii uu Xidhnaa la soo samaynaayay qoyska uu kasoo Jeedo Cabdimaalik Muuse Coldoon .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews