berberatoday.com
Shirkada SOMCABLE Faraceeda Berbera Oo Baaq Ogaysiis Ah Udirtay Dadkii CV-yada Shaqo Doonka Ahi Uxereysnaayeen
April 9, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka iyo Masuuliyiinta Shirkada SOMCABLE ee Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa Waxa uu ogaysiinayaa dhamaan dadkii ay CV-yada shaqo doonka ah uxaraystay shaqada shirakada Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMCABLE Berberra Ka Bilaabi Doonto. inay maalinta Salaasada Bishan aynu ku jirno ee April tahay 11,04.2017 saacaduna tahay 09:00 Subaxnimo ay usoo diyaar garoobaan Itaxaankii loo galaayay shaqada shirkadaasi muwaadiniinta siin doonto oo lagu bixin doono hab tartan itaxaan oo loo simanyahay, Waxaana itaxaankaas lagu qaadi doonaa hoolka shirarka Jaamacada Culuumta Bada ee Berbera.

Waxaanay Masuuliyiinta iyo Madaxda shirkada SOMCABLE Ee Gobolka Saaxil ay ugu baaqayaan Cidkasta oo waraaqo shaqo doon ah Iyo CV-yo uxeretsnaayeen inay kasoo qeyb galaan itaxaankaas shaqada lagu helayo iyaga oo soo qaadanay Copyada CV-yadooda oo dhamaystiran.

Maamulka Iyo Madaxda shirkada SOMCABLE waxa uu ku adkaynayaa dadkaas shaqo doonka ah ee Dhukmantiyada Uxaraystay shaqadaas shirkadu ka bilaabi doonta Berbera inay kusoo dadaalaan sidii ay Itaxaankaas uga qeyb gali lahaayeen ee aany uga baaqsanin.

Kulanka ayaa waxa uu ku beegan yahay 11.04.2017 maalinta Salaasada hadii alle Yidhaa 09:00 AM

Itaxaanka waxa ka qeyb galaya oo kaliya Cidii CV-yadu uxareysnaayeen oo kaliya 

 

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews