berberatoday.com
Dagaal Koonfurta Magaalada Laascaanood Ku Dhex Maray Laba Beelood Oo Walaalo Ah Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Ka Dhashey
April 9, 2017 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Ugu yarraan Toddoba Ruux ayaa ku dhintay, tiro kalenna way ku

dhaawacmeen, kadib markii uu dagaal dhex-maray beelaha walaalaha ah ee Bahrarsame iyo Qayaad.

Labaddan beelood ayaa ku diriray meesha loo yaqaanno Dabataag oo koonfur kaga beeggan Degmada Laascaannood ee xarunta gobolka Sool, waanna halkii uu dhawaan Raxmaadku ka da’ay oo ay Xoola-dhaqatadda labaddaas beelood iskugu yimaaddeen, isla markaanna ay Dirirtu ku dhex-martay barqaddii hore ee maanta.

 

Sidoo kale, shaqaaqaddan labadda beelood ee Bahrarsame iyo Qayaad waxay iska dileen 31 Geella, iyaddoo marar hore oo kala duwanna ku dagaalamay deegaannada koonfur ka xigga magaalada Laascaannood.

 

 

Marka laga yimaaddo Dirirta maanta oo sida naloo xaqiijiyay ka dhalatay Daaqa iyo Biyaha ay beelahaas Walaalaha ahi iskugu yimaaddeen, ayaa haddana, waxa jira Warar sheegaaya in abaabulka iyo isku soofaynta labaddaas beelood ay gacmo kale ku dhex jiraan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews