berberatoday.com
Siyaasi Xisbiga Waddani Katirsan Oo Banaanka Soo Dhigay Dhaliilo Iyo Gal Daloolooyin Uu Sheegay In Xukuumada Siilanyo Leedahay Iyo Madasha Oo Ay Fadhiyeen Wasiiro Iyo Gudoomiyaha Kulmiye
April 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Dahab xoghayha gobalada iyo degmooyinka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu madal ay goob ka aheyn wasiiro iyo gudoomiyaha Kulmiye banaanka ku soo dhigay dhaliilaha iyo gol doloolooyinka xukuumada

 

Siyaasigan ayaa waxaa uu sidoo kale si gaar ah uga hadley xaalka qodobadii xisbiga Kulmiye olalaha ku galay oo aan noqdey qaar aan fulin isla markaana ay ka mid yahiin madax baneenta idaacada iyo Tv ga qaranka , Biyo galinta Caasimada iyo cawaaqibka ka dhalan kara heshiisyada lagu wareejiye dekada iyo madaarka Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews