berberatoday.com
Akhriso Magacyada Xildhibaanada Somalida Ah Ee Kusoo Baxay Doorashooyinkii Golayaasha Deeganada Dalka Finland
April 10, 2017 - Written by Berbera Today

 Helsinki(Berberatoday.com)-Tirada Guud ee Soomaalida kusoo baxday doorashooyinkii golayaasha deegaanka dalkan Finland iyo magaalooyinka ay ka sharax yihiin.

1: Magaalada Turku ee caasimadda labaad ee dalkan Finland oo ay ka socotay tirinta codadka waxaa kasoo baxay sadex qof oo Soomaali ah.

1: Roda Hassan
2: Alas Ali
3: Muhyadiin Hersi

Xasuusin Turku waxaa horay uga sharaxnaa 4 qof.

2: Magaalada Vaasa waxaa ka soo baxay

Ramiessa Ali Mahdi
Vaasa intaan kala socdo Soomaali waxaa ka sharaxnaa hal qof oo kali ah.

3 Magaalada Lieksa waxaa kasoo baxay
1: Mahamed Abdillahi

Lieksa waxaa ka sharaxnaa dhanka Soomaalida hal qof.

4: Espoo waxay tirinta codadkeedu marayaan 98% waxaa lagu rajo weyn yahay in ay soo baxaan

Abdirahmaan Ali Jiimi &
Habiiba Ali

Waxaa magaalada Espoo ka sharaxnaa 3 qofood oo Soomaali ah.

5: magaalada Helsinki waxaa kasoo baxay Soomaalida
Abdirahim Hussein iyo
Suldhan Said

Waxaana horay uga sharaxnaa 9 qof

6 magaalada Vantaa waxaa Soomaalida kasoo baxay

Faysal Yusuf
Aadan Abdi Mataan

Waxaana horay uga sharaxnaa labadooda oo qura dhanka Soomaalida.

Isu geynta guud Soomaalida ku guuleysatay doorashooyinkii golayaasha deegaanka Finland waxay noqonayaa. 11 qof!

 

 

Xassan Kaafi Maxamed Xalane

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews