berberatoday.com
Bulshada Burco Oo Raacdo Ugu Jira Halka Ay Ku Danbeeyeen Xildhibanadii Golaha Deegaanka Ay Doorteen+Sababta Keentay
April 10, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Bulshada Burco Oo Modooyinkii Udanbeeysay Raacdo Ugu Jiray Halka Ay Ku Danbeeyeen Xildhibaanadii 21 Ahaa Ee La Doortay 2012 Si Ay Wax Badal Ugu Sameeyaan Bilicda Iyo Hormarka Degmada Burco Ee Gobolka Togdheer.
 
Xiligan Bulshada Burco Is Waydiinayaan Halka Ay Ku Sugan Yihiin Xildhibanadii La Doortay Ayaa Bulshada Burco Guclo Iyo Orad Ugu Jiraan Samatabixinta Dadkooda Abaaruhu Ku Habsadeen Ee Ku Sugan Deegaanada Laga Soo Doortay Xildhanadani  Oo Hada U Baahan Biyo Iyo Baad.
 
Xildhibaano Laba Iyo Saddaxa Oo Siyaabo Kale Duwan Uga Qayb Qaadanayaa Gurmadka Abaaraha Marka Laga Tago, Xildhibanadii Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Kaga Mashquulay Xilalki Loo Igmaday Dano Gaara Iyo Safaro Tamashleh Ah Oo Badankoodu Ku Joogaan Magaalada Hargaysa.
 
Bulshadani Oo Wajiyo Badan U Kale Qaaday Siyaabaha Ay Golaha Deegaanku Uga Qayb Gali Wayeen Abaaraha Saldheeraday Ee Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Ka Sii Daraysa,Ayaa Ku Tilmaamay Qarkood Inay Xilal Ka Doonteen Xukumada Hadan Mudada Yari U Hadhsantahay Si Ay Uga Mid Noqdaan Wasiirada La Hadal Hayo In Lagu Soo Daro Isku Shaandhaynta ,Halka Qarkoodka Ay Ku Doodayaan Inay Ka Dhunteen Gurmadka Loogu Jiro Abaaraha Oo Ay Safar Ku  Jogaan Magalada Hargaysa Iyo Halka Qarkoodna Ku Sugan Yihiin Magalada Burco.
 
Mudo laga Joogo Laba Dobaad Ayaa Mar U Warbaahinta La Hadlaayay Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Ku Sugan Magalada Hargaysa Ayaa Beeniyay Inaanu Isagu Xil-donin Xukumada  Ee Ku Maqan Yahay Hawlo Shaqo.
 
Si Kastaba Ahaate Bulshada Ku Dhaqan Magalada Burco Ayaa Baadigoob Ugu Jira Kuna Hadal Hayaa Goobaha Lagu Shaheeyo Halka Ay Ku Maqanyihiin Iyo Xaalada Hada Lagu Jiro Oo Aan Ahayn Xili Laga Maquurto Oo Ay U Bahanyihiin Shacabkii Coodkooda Ugu Deeqay.
 
 Xigasho Hadhwanaagnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews