Daawo Muuqalka”Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotey Saddex Jamacadood Oo Ka Hawl Gala Dalka Iyo Magacyada Jaamacadahaasi
April 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa waxaa ay ruqsadii kala noqotey saddex jamacadood oo dalka ka hawl gala ka dib markii lagu soo eedeyey in ay buuxin kari waayeen shuruudihii jamacad looga bahaanaa .
Saddex jamacadood oo uu ku dhawaaqey wasiirka wasaarada waxbarashadu ayaa kala ah 1. Togdheer International University [ Ku Taala Burco ] 2.Al Maxad Al Caali University [ Ku Taala Bariga Hargeysa ] 3.Horn International University [Ku Taala Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan