berberatoday.com
Somaliland Oo Xeebaheeda Ku Qabatey Markab La Sheegay Inuu Hub U Sido Dawlada Xamar Oo Biyaha Bada Somaliland Ku Cadilmay
April 10, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Somaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti.

 

Illaa hada war sugan lagama hayo halka uu markabkani joogo, hase yeeshee wararka ay waaheen helayso waxa ay sheegayaan in ciladi ku timi isagoo maraya biyaha badda Somaliland, sidaas awgeedna ay ciidanka ilaalada Xeebuhu ugu baxeen.

 

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya warka la xidhiidha Markabkan, waxaanay qaarkood sheeegayaan in loo soo jiiday dhinaca Berbera, halka warar kale-na ay sheegayaan in Somaliland iyo Jabuuti ka wada hadleen markabkan, isla markaana loo jiiday dhinaca Jabuuti.

 

 

Markabkan ayey ku rarnayd Saanad Milatari oo ay dawladda Jabuuti u waday ciidamadda ka jooga Somaliya, kuwaas oo maalmahan danbe kooxda alshabaab ku haysay weeraro joogto ah, kadib markii ay ka baxeen deegaanada ay ku suganaayeen ciidamo Itoobiyaan ahi.

Lama oga Heshiiska ay Somaliland ku sii daysay Markabkan Hubka ahaa ee biyaheeda ku dhex xumaaday, hase yeeshee sida xogta aanu ku helayno isla markiiba waxa ka wadahadlay madaxda labada dal.

Markabkan waxa laga leeyahay Somaliland sida xoguhu sheegayaan, hase yeeshee waxa kiraysatay Dawladda jabuuti si uu Hub ugu geeyo Somaliya.

illaa hadda labada dawladood kamay hadal jiritaanka warkan

Source:- Waaheen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews