Dhacdo Cajiiba”Nin Curyaan Ah Oo Markii Ugu Horeysay Madaxweyne Ka Noqday Dal Caalamka Ka Mida+Daawo Sawirada
April 11, 2017 - Written by Berbera Today
Ecuador(Berberatoday.com)-Shacabka wadanka Ecuador ayaa doortay Madaxweyne cusub oo lagu
magacaabo Lenín Moreno, isagoo xafiiska la wareegi doonaa Bisha soo socota.

Lenín Moreno ayaa noqon doona Madaxweynihii uggu horeeyey caalamka oo xil qabta isagoo lixaadkiisu dhimanyahay waxaana uu ku socdaa gaadhiga loogu talo galay dadka curyaamiinta ah.