Daawo Muuqalka”Lataliyihii Madaxwayne Siilanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdillahi Jawaan Oo Iscasilay Iyo Taladii Iyo Xukunkii Dalka Uu Sheegay In Aanu Gacanta Ugu Jirin Madaxweynihii La Doortay
April 12, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd magaalada Hargeysa kaga dhawaaqey in uu is casilay la taliyihii madaxweyne Siilanyo ee arimaha doorashooyinka Muddane Cabdilaahi Jawaan .
Sidoo kale Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa uu iska casilay xubin nimadii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye .
Iscasiladiisa ayaa waxaa uu sabab uga dhigay masuulkani in taladiisii aaney cidi qaadaneen , madaxweyne Siilanyo oo uu la taliye u ahaana aanu arkeenba isla markaana xilkii loo dhiibey lagu qiimeyn waayey