Daawo Muuqalka”Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadley Dagaal Ka Dhacay Gobalka Sool
April 12, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka hadley dagaal dhawaan gobalka Sool ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah
Wasiirka oo ku sugan magaalada Laascanood ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumad wado sidii dagaalkaasi loo joojin lahaa isla markaana looga gaadho xal kama danbeys ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan