berberatoday.com
Dab Ka Kacay Xero Qaxooti Oo Kutaala Dalka Faransiiska Oo Khasaare Geystay
April 12, 2017 - Written by Berbera Today

France(Berberatoday.com)-Dab ayaa burburiyay xero qaxooti oo Faransiiska ku tulaa, taas oo hoy u ahayd in kabadan 1,500 oo ruux oo muhaajiriin ah, saraakiishuna waxay sheegeen in dabku uu billawday intii uu socday dagaal dhexmaray dad reer Afghanistan ah kuwo Kurdiyiin ah.

2

Ugu yaraan toban ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markii dabku ka kacay xerada Grande-Synthe oo u dhaw dekedda Dunkirk.

Saraakiil ayaa bishii hore sheegay in ay kaamkaas burburin doonaan, degenaansho la’aanta halkaas ka jirta awgeed.

Xeebaha waqooyi ee Faransiiska ayaa soo jiitay soo galooti badan oo isku dayaya in ay gaaraan Britain.

Michel Lalande ayaa sheegay in dambas kali ah uu ka soo haray xeradii dhanayd.

123

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews