berberatoday.com
WAJALE”500 Oo Milyan Oo Shilin Somaliland Ah Oo Layahay Meel Ay Mareen Iyo Mushahar La,aanta Haysata 3 Bilood Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Tog-Wajaale+Rafashada Gudoomiyaha Daymaysan
April 12, 2017 - Written by Berbera Today

Waxaa bilihii la soo dhaafayba ay dawlada hoose ee degmada tog-wajaale ku mashquul sanayd ururinta lacagihii liisanada ee meheradaha waaweyn ee ku yaala magaalo ganacsiyeedkan lacagahaas oo lagu qiyaaso ilaa 500,000,000(shan boqol oo milyan oo shilinka Somaliland ah) oo la ururuuriyo mudada u dhaxaysa bisha koowaad ilaa bisha saddexaad ee sanad walba.
Hadaba dakhliga intaa dhan ayaa markuu dagmada soo galo waxay ay hadba maamulada jooga dagmadu ku isticmaali jireen xaga horumarinta degmada tusaale ahaan maamulkii kan hada talada haya ka horeeyey waxa uu ku dhisay wadada dhakhtarka iyo wadada galbeedka u baxda ee hor marta hotel carafa sidoo kale waxa uu ku bixiyey daymihii hore ee lagu lahaa xafiiska dawlada hoose.
Hadaan u soo daadago ujeedada qoraalkaygan iyadoo ay degmada Tog-wajaale ay soo gashay lacag 500 milyan ah ayaa hadana waxaa ilaa hada mudo saddex Bilood ah ay leeyihiin shaqaalihii dawlada hoose mushaharaadkii ay ku masruufi lahaayeen xaasaskooda waxaaba taas ka sii daran umadii daymaha ku lahayd oo sugaayey halka xili ee dawlada hoose ay soo gasho lacag la taaban karo oo iyana hor tuban dawlada hoose oo u wax la hadlaba la.
Gabagabadii gudoomiyaha iyo xoghayaha wajaale ayaa waxaa laga rabaa in ay bulshada u cadeeyaan halka ay mariyeen lacagta intaa lee ee ay dagmadu leedahay,xafiiska hantidhawrkana waxaa laga rabaa in ay dabagalaan lacagta intaa leeg.

MUSTAFE XADI HARGAYSA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews