Daawo Muuqalka”Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Eedo Culus Ujeediyey Booliska, Maayarka Hargeysa Iyo Marwada Madaxweyne Siilanyo
April 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah masuuliyiinta sare ee Xisbiga Waddani oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa eedo culus u jeediyey Ciidanka Boosliska, Maayirka Caasimada Hargeysa iyo Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/qtEVws_owm0
Berberatoday.com