Daawo Muuqalka”Suxufi Cabdisalaan Hereri Oo Wareysi Xiiso Badan La Yeeshay Nin Somali Ah Oo Aan Afsomaliga Aqoon , Cida U Kala Turjuntey Iyo Dalka Uu Ku Nool Yahay
April 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Hereri oo ka hawl gala telefishanka Universal TV ayaa waxaa uu dhawaan wareysi xiiso badan la yeeshay nin Somali ah oo ku nool dalka Hinda kaas oo aan aqoon luuqda Somaliga
Wariye Cabdisalaan iyo ninkan Somaliga ah waxaa u kala turjumey nin asalkiisu yahay dalka Hindiya oo isagu af Somaliga Yaqaana