Daawo Muuqalka”Wasiir Qabo Oo Ka Hadley Iscasiladii Cabdilaahi Jawaan Isla Markaana Dhibsadey Hadalo Ka Soo Yeedhay” Maan Jaclayn In Uu Tab Taabto Meelaha Qaar
April 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Cabdilaahi Jawaaan ayaa waxaa uu ka hadley is casiladii uu maanta ku dhawaaqey la taliyihii madaxweyne Siilanyo ee arimaha doorashooyinka Siyaasi Cadbilaahi Jawaan .

Wasiir Qabo ayaa waxaa uu sheegay in qof kasta oo muwaadin ahi xaq u leeyahay in uu is casilay balse waxaa uu hoosta ka xariiqey in aanu jeclaysan oo uu dhibsadey qaar ka mid ah hadaladii ka soo yeedhay markii uu is casilaayey