Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Borama Kaga Dhawaaqey In Uu Ku Dayan Doono Ficilada Uu Sameeyo Madaxweyne Farmaajo
April 14, 2017 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta gaadhey xarunta gobalka Awdal ee Borama .
Gudoomiyaha ayaa magaalada Borama waxaa uu kaga dhawaaqeuy in uu ku dayn doono mid ka mid ah ficilada uu sameeyey madaxweyne Farmaajo
” Farmaajo dhar Tuute ah buu xidhay soomaha aniguna waan soo xidhan doonaa” ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/pLEJSGERfps