berberatoday.com
DHIBAATO INTEE LEEG AYAY XUKUUMADU KU LEEDAHAY SICIR BARARKA
April 14, 2017 - Written by Berbera Today

galkiisii loo diiday sayax alaabaday xukuumada kulmiye waxay soo daabacday lacag fara bara badan oo s/land shilin ah hadana waxay cashuurta ku qaadaa doolar , sidoo kale waxay hoos u dhigtay hawshii baanka somaliland oo ay hawl gelisay kuwa gaarka loo leeyahay , waxa iyana dhibaato abuuray wixii lagu sheegay horumarinta sida dekeda haama iwm oo joojiyay macaamilkii ay la lahaayeen baanka kuna bedelay dahab shiil dhiigshiilna casarka ayuu bedelaa lacagta ka soo hoyata dekeda kuna bedeshaa qiimaha uu doono ilayn waa macaash doone
markaa miyaanay lacagteenii xukuumada kulmiye iyadu qiima ridin oo aanay dalkii ka dhigin aniga maxaa iga galay waxaan u baahanahay doolar aan u dirto debeda iyo carabaha
kitaab galkiisii loo diiday sax alaabaday

 


W/Q Cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews