Daawo Muuqalka”Abwaan Xasan Daahir Ismaacil Weedhsame Oo Musuq Maasuqa Xadhkaha Goostay Ku Eedeeyey Xukuumada Madaxweyne Siilanyo , Maansona Ka Tiriyay
April 15, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaanka caanka ah ee Xassan Daahir Ismaciil (Weedhsame ) ayaa waxaa
uu habeenkii xalayahaa magaalada Hargeya uu ku soo bandhigay maanso uu kaga hadlaayo musuq maasuq xadhko goostey oo uu sheegay in ay ka jirto xukuumada Madaxweyne Siilanyo
Sidoo kale Abwaanka ayaa waxaa uu maansadiisa kaga hadley sicir bararka ay xukuumadu ilaa hada ay u maaro la,dahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan