Daawo Muuqalka”Ururka Iskaashatada Tigaha/Bajaajka Burco Oo Mudaharaad Iyo Shaqo Joojin Wada Maalintii Labaad Iyo Waxa ay Ka Cabanayaan
April 15, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Iskaashatada Tigaha Ee Horseed e Magaaladada Burco oo maalintii labaad Mudaharad ka dhigay Gudoomiye ay dawladu ku khasbayso Iskaashatada Tigaha Ee Horseed e Magaaladada Burco ayaa maalintii labaad Mudaharad ka dhigay Gudoomiye ay dawladu ku khasbayso,waxaana xabsga la dhigay tobaneeyo ka mid ah gadiidlayda tigaha,
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/ISetFrYTNrk?t=5
Berberatoday.com