Daawo Muuqalka”Waftigii Wasiirada Xukumada Siilanyo Oo Gaadhay Deegankii Dhawaan Dagaalku Ku Dhex Maray Labada Beelood Ee Gobalka Sool+Sawiro
April 15, 2017 - Written by Berbera Today
Laascanood(Berberatoday.com)-Waftigii uu hogaaminaayey wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay gaadheen deegankii dhawaan dagaalku ku dhex maray labada beelood ee wada dega koonfurta magaalada Laascanood
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/nWNoMf3uoVQ
