Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Muqdisho Maanta Kula Yeeshay Madaxda Maamul Gobaleedyada Xamar Iyo Waxyaabaha Uu Kala Hadli Doono
April 15, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa
waxaa uu maanta magaalada Moqdisho kula kulmi doona madaxda maamul gobaleedyada dalkaasi

Madaxweynaha iyo madaxda maamul gobaleedyada ayaa waxaa ay ka wada hadali doonan xoojinta wada shaqeeynta ka dhexeeya labadooda , la dagaalanka Al-shabaab iyo arimaha shirka London