Wajaale”Dagaal Ku Dhex Maray Hariimacad Gadoodsan Iyo Ciidan Boolis Ah Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
April 15, 2017 - Written by Berbera Today
Wajaale(Berberatoday.com)-Koox Harimacad dagaalansan ah ayaa weerar ku soo qaaday magaalada Wajaale, waxaanu dhaawacay hal askari oo ka mid ahaa ciidan isku dayaayay inay gacanta ku soo dhigaan.

Ciidamada booliska ee Wajaale ayaa daboolka ka qaaday inay qabteen saddexdaas harimacad mid ka mid ah isla markaasna ay ku dab jiraan labadii kale. Harimacadkan ayaa dhaawacay mid ka mid ah askartii hawlgalka ku jiray.