berberatoday.com
Xog Culus”Madaxweyne Farmaajo Oo Shan Qodob Oo Mid Ka Midi Khuseeyo Saldhiga Berbera Ka Codsadey Imaraadka Carabta Iyo Jawaabta Laga Bixiyay
April 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargeyska Geeska Africa ayaa waxaa uu helay shan qodob oo madaxweynaha

Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ka codsaday dhaxal sugaha imaraad Abu-Dhabi iyo ku xigeenka taliyaha ciiidmada dalkaasi sheekh Maxamed Bin Zayed oo uu todobaadkii hore kulan yeeshay magaalad Abu-Dhabi ee dalkaas.

Image result for Farmaajo Oo La Kulmay Dhaxal Sugaha

Sida ay Geeska Africa u sheegeen ilo Dublomaasiyadeed waxuu sheekh Maxamed ka codsaday shab qodob oo qaar ka mid ahi ay khuseeyaaan Somaliland, halka kuwa kalena ay khuseeyaan dalkiisa iyo maamul gobaleedyada dalkiisa .

 

 

Dalabka Farmaajo

 

Mahad calin iyo amaan ka dib waxuu Maxamed Cabdilaahi Farmaajo dhaxal sugaha u Imaaradka carabta u soo bandhigay wixii uu doonaayey

Waxaana shanta qodob ee madaxweyne Farmaajo ka codsadey dhaxal sugaha imaraadka ay yahiin

1. In UAE ay Somaliya ka caawiso dhismaha ciidanka Military ga

2. In loo dhiso loona qalabeeyo xafiisyada dawlada ee Moqdisho

3. In Imaraadku joojiyo la macaamilka maamulada dawlad gobaleedyada dalka Somaliya

4. In Saldhiga  Military ee Berbera la hoos keeno Dawlada Moqdisho

5. In shaqaalaha Soomalida ee ka xoogsada dalkaas ee sida Basaboorka Somaliya la siiyo Sharciyo , caruurtoodana la siiyo waxbarsho Bilaash Ah

Waxaana ay xogahani sheegayaan in qodobka afraad ee khuseeya Somaliland uu Farmaajo xooga saarey ka hadalkiisa aadna uu ugu dheeraadey

Dawlada Imaraaadka ayaa codsiga Farmaajo ka jawaabtey gaar ahaan ka khuseeya Saldhiga ay Somaliland ka siisey magaalada Berbera

Waxaa ay kaga jawaabeen in saldhiga Berbera   ay wada hadalo kala yeesheen dawladii Xassan Sheekh ee ka horeysay  iyaga oo sheegay in ay adag tahay in ay saldhigaasi hoos geeyaan Moqdisho maadama oo aanay ka talin  Somaliland , Sidoo kale waxaa uu imaaradku uu ku doodey in wanaag mooyaane wax dhibaato ah aanu keeneen saldhigaasi

Source:- Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews