Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Adag Ka Soo Saartay Laba Beelood Oo Dagaal Ku Dhex Maray Koonfurta Magaalada Sool
April 19, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay go,aamo culculus ka soo saartey laba beelood oo dhawaan dagaal ku dhex maray koonfurta magaalada Laascaanod .
Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahiyey go,aamadaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/JDIFp66qZ5w?t=2
Berberatoday.com